List

Ryan Giggs Oo Weerar Ku Qaaday Jose Mourinho Waxkasta Oo Ku Dhaca Rooney Isaga Ayaa Ka Dambeeya, Jihada Ayuu Ka Lumiyey

12 Oct 2016 posted by [boosaaso ]

Ryan Giggs ayaa Jose Mourinho ku weeraray inuu godob ka galay geesiga Man United ee Rooney isagoona sheegay in Wayne Rooney  uu jihada ka lumiyey Jose Mourinho.

Laacibka heerka caalami ee xulka England Rooney ayaa waxaa keydka dhigay Mourinho kaddib bilow hoose oo uu xilli ciyaareedkan iyadoo sidoo kale macalinka ku meel gaarka England es Gareth Southgate uu isna isla kursiga keydka galiyey kulankii ay bar bar dhaca 0-0 la galeen Slovenia.

Giggs ayaana mashaqadaan oo dhan dusha uga tuuray Jose waxana uu yiri “Waxaan arkaa ciyaaryahan waqti KMG ah ku jira, taas oo kale wey igu dhacday markii aan ahaa 29 ama 30, waagaas oo aan difaacna dhulka dhigi karin ama kaba gudbin karin.

Isagoo qiray inuu ka xun yahay waxa ku dhacay Goldon Boy ayuu sii raaciyey “Waan ka yara xumahay waxa ku dhacay, ololihii tegay ilaa xagaaga dhexda ayuu ka dheelayey hadana Mourinho ayaa u sheegay in uu ka dheelo 9 ama 10, dhabtii wuu jiho lumay.

Bosaso24.com

E-mail: bosaso24@bosaso24.com

MADAWEYNAHA DOWLDA PUNTLAND OO DAAHFUREY FURASHADA XISBIYADA

25 Mar 2017

KOOXO LOOGA SHIKIYEY BURCAD BADEED OO DOONI KU AFDUUBTAY XEEBAHA KU AGDHOW DEGMADA ...

24 Mar 2017

SHIRKA WASIIRADA ARIMAHA DIBADA URUR GOBELDKA IGAD OO NAIROBI KA FURMAY

24 Mar 2017

MUDANAYAASHA BAARLAMAANKA SOOMALIYA EE KAMID NOQDAY XUKUUMADA CUSUB OO KULAN AAN CAADI AHAYN LA

24 Mar 2017

AFHAYEENKA DOWLADA PUNTLAND OO SHACA KA QAADEY IN HAWLGALO AMNI LAGA BILAABAYO CAASUMADA ...

24 Mar 2017

MADAXWEYNAHA DALKA KENYA IYO SOOMALIYA OO SHIR JAAARID WADA QABTAY ...

23 Mar 2017

KENYA IYO SOOMALIYA OO QODOBO MUHIIM AH NAIROBI KU KALA SAXIIXDAY

23 Mar 2017

QARAMADA MIDOOBAY OO KAHADASHEY IN AY WELI HELIN CODSIGII LACAGEED EE WAX LOOGA QABANLAHAA KALMA

23 Mar 2017

MADAXWEYNAHA DOWLADA PUNTLAND OO KA SOO DAGAY GAROWE

22 Mar 2017

Hawlgal laga sameeyey magalada galkio ee gobolka mudig laguna soo qabqabtay dad....

22 Mar 2017