List

Somaliland Oo Gacan Ku Dhiigle Kusoo Wareejisay Mamulka Gobolka Nugaal

04 Dec 2016 posted by [boosaaso ]
Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) iyo Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal Cabdirashiid Maxamuud Awxuuseen (Xinjira-dhuuq) ayaa maanta kula soo wareegay tuulada Gambara ee Gobolka Sool nin maxbuus oo ku eedeysan gacan ku dhiigle horey qof ugu dilay degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal.

Maamulka Gobolka Sool ee Somaliland oo si rasmiya ugu soo wareejiyay masuuliyiinta Gobolka Nugaal maxbuuskan oo Somaliland kasoo qabatay magaalada Hargeysa ayay uga mahadceliyeen maamulka Gobolka Nugaal sidey uga gacan siisay Somaliland soo qabashadiisa.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal Cabdirashiid Xinjira dhuuq ayaa u sheegay PUNTLAND POST in ninkaan maxbuuska ah uu horey qof shacab ah dil ugu geystay mindida Tooreyda Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ,Islamarkaana laga soo qabtay deegaano ka tirsan maamulka Somaliland ka dib markii uu u baxsaday.

Waxaana loo soo wareejiyay magaalada Garowe ninkan oo aysan magaciisa sheegin maamulka Gobolka Nugaal .








Bosaso24.com

E-mail: bosaso24@bosaso24.com

MADAWEYNAHA DOWLDA PUNTLAND OO DAAHFUREY FURASHADA XISBIYADA

25 Mar 2017

KOOXO LOOGA SHIKIYEY BURCAD BADEED OO DOONI KU AFDUUBTAY XEEBAHA KU AGDHOW DEGMADA ...

24 Mar 2017

SHIRKA WASIIRADA ARIMAHA DIBADA URUR GOBELDKA IGAD OO NAIROBI KA FURMAY

24 Mar 2017

MUDANAYAASHA BAARLAMAANKA SOOMALIYA EE KAMID NOQDAY XUKUUMADA CUSUB OO KULAN AAN CAADI AHAYN LA

24 Mar 2017

AFHAYEENKA DOWLADA PUNTLAND OO SHACA KA QAADEY IN HAWLGALO AMNI LAGA BILAABAYO CAASUMADA ...

24 Mar 2017

MADAXWEYNAHA DALKA KENYA IYO SOOMALIYA OO SHIR JAAARID WADA QABTAY ...

23 Mar 2017

KENYA IYO SOOMALIYA OO QODOBO MUHIIM AH NAIROBI KU KALA SAXIIXDAY

23 Mar 2017

QARAMADA MIDOOBAY OO KAHADASHEY IN AY WELI HELIN CODSIGII LACAGEED EE WAX LOOGA QABANLAHAA KALMA

23 Mar 2017

MADAXWEYNAHA DOWLADA PUNTLAND OO KA SOO DAGAY GAROWE

22 Mar 2017

Hawlgal laga sameeyey magalada galkio ee gobolka mudig laguna soo qabqabtay dad....

22 Mar 2017