List

Madaxda Itoobiya Iyo Imaaraadka Oo Kulmay Kana Wada Hadlay Arimo Badan

05 Dec 2016 posted by [boosaaso ]

Waxaan horay wararkaanagii hore ugu sheegnay in Itoobiya iyo Imaaraadka isku maandhaafsan yihiin siyaasada Somalia khaasatan arimaha la xidhiidha doorashada madaxweynaha ee la filayo in Bishan daba yaaqadeeda ka dhacdo magaalada Muqdisho.

Imaaraadku wuxuu xooga saarayaa sidii ay Somalia uheli lahayd hogaan cusub halka Ethiopia ay ku dhagan tahay soo noqoshada Xasan Sheekh.Hadaba wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo Raysulwasaaraha Ethiopia ayaa maalinimadii Jumcaha magaalada Abu Dhabi kula kulmay Raysulwasaare kuxigeenka Imaaradka ahna wasiirka arimaha madaxtooyada Sheekh Mansuur bin Zayed Al Nahyan.

Wafdiga Raysulwasaare Hailemariam ayaa waxaa kamid ah wasiirka arimaha dibada,wasiirka Difaaca iyo masuuliyiin kale.Ethiopia waxay sheegtay in Imaaradka iska afkarteen dhamaan qodobadii ay isla soo qaadeen oo arimaha gobolku qay ka ahayd.Lama oga in arintii ay isku hayeen ee musharixiinta hogaanka Somalia ay isku afgarteen iyo inkale.




Bosaso24.com

E-mail: bosaso24@bosaso24.com

MADAWEYNAHA DOWLDA PUNTLAND OO DAAHFUREY FURASHADA XISBIYADA

25 Mar 2017

KOOXO LOOGA SHIKIYEY BURCAD BADEED OO DOONI KU AFDUUBTAY XEEBAHA KU AGDHOW DEGMADA ...

24 Mar 2017

SHIRKA WASIIRADA ARIMAHA DIBADA URUR GOBELDKA IGAD OO NAIROBI KA FURMAY

24 Mar 2017

MUDANAYAASHA BAARLAMAANKA SOOMALIYA EE KAMID NOQDAY XUKUUMADA CUSUB OO KULAN AAN CAADI AHAYN LA

24 Mar 2017

AFHAYEENKA DOWLADA PUNTLAND OO SHACA KA QAADEY IN HAWLGALO AMNI LAGA BILAABAYO CAASUMADA ...

24 Mar 2017

MADAXWEYNAHA DALKA KENYA IYO SOOMALIYA OO SHIR JAAARID WADA QABTAY ...

23 Mar 2017

KENYA IYO SOOMALIYA OO QODOBO MUHIIM AH NAIROBI KU KALA SAXIIXDAY

23 Mar 2017

QARAMADA MIDOOBAY OO KAHADASHEY IN AY WELI HELIN CODSIGII LACAGEED EE WAX LOOGA QABANLAHAA KALMA

23 Mar 2017

MADAXWEYNAHA DOWLADA PUNTLAND OO KA SOO DAGAY GAROWE

22 Mar 2017

Hawlgal laga sameeyey magalada galkio ee gobolka mudig laguna soo qabqabtay dad....

22 Mar 2017