List

[Sawiro] Kaydka Shidaalka Diyaaradaha Ee Garoonka Diyaaradaha Bosaso Oo La Dhamaystiray

05 Dec 2016 posted by [boosaaso ]

Dhismaha xarunta cusub ee kaydka shidaalka diyaaradaha ee Garoonka Bosaso oo heer gabogabo ah maraya.

Waxaa goor dhow la qorshaynayaa in lasoo afmeero dhismaha xarunta cusub ee Kaydka Shidaalka Diyaaradaha ee Garoonka Caalamiga ah ee magaaladda Bosaso.

Dhismahan oo ku dhex yaal Garoonka Diyaaradaha Bosaso ayaa waxaa hirgalisay Shirkad lagu magacaabo DS Aviation Fuel company oo ay leeyihiin Ganacsato reer Puntland ah.

Dhanka kale waxaa isna Meel dhexe maraya dhismaha Kaydka Shidaalka ee Garoonka diyaaradaha ee Caasimadda Puntland ee Garowe, taasoo iyana ah mid Casri ah,waxaana sida Qorshuhu yahay isku mar lasoo gabagabayn doonaa Dhismaha Garoonka diyaaradaha Garowe.

Dhismaha Haamahan kaydka shidaalka diyaaradaha ee garoonka Bosaso ayaaka mid ah qorshayaashii la hirgalinayay ee looga dhigayay garoonka mid casriya oo hadana caalamiya ,isla markaana buuxiyay shuruudihii uu Garoon caalamiya looga baahnaa,hoos ka daawo sawirada Haamaha shidaalka ee gabgabada maraya.















Bosaso24.com

E-mail: bosaso24@bosaso24.com

Xildhibaannada ka tirsan Maamulka Puntland oo mooshin ka wada Madaxweyne Abdiwali M. Gaas

28 Feb 2017

Madaxweyne Maamulka Puntland Abdiwali M.Gaas oo daah furay keydka shidaalka Diyaaradaha ee Bosas

28 Feb 2017

QARAX GOORDHAWEYD KA DHACAY MAGALLADA MUQDISHO

28 Feb 2017

Madaxweynaha.J.F. ee Soomaaliya oo Furay shir Caalami ah oo laga Hadlaayo xaaladda Abaaraha Soom

28 Feb 2017

Mas’uuliyiin ka socda maamulka Hirshabeelle iyokan Gobolka Banaadir oo gaaray Cadale

27 Feb 2017

Qaadkii ka soo degi jiray Muqdisho oo loo wareejiyay Gaalkacyo iyo Boosaaso

27 Feb 2017

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalbaday in Imaaraadku joojiyo saldhigga Berbera.

27 Feb 2017

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo gaaray Suuqa Bakaaraha

27 Feb 2017

Al-shabaab oo sheegaytay in Askar ka tirsan Dowladda ku toogteen Buq Aqable

27 Feb 2017

War deg deg ah-Xaalad kacsanan ah iyo rasaas hadda kadhacaysa qaybo kamid ah degmada..

27 Feb 2017