List

[Sawiro] Saraakiisha Amison Oo Kulan La Qaatay Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Injineer Camey Uguna Hambalyeyey Guusha Ay Ka Gaareen Qan

08 Dec 2016 posted by [boosaaso ]

Saraakiisha ugu sareysa ciidanka Amisom ayaa kulan degdef ah la qaatay madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cumar Camey, waxayna ugu hambalyeeyeen guushii ciidamada Puntland ka gaareen dagaalkii lagu  xoreeyay degmada qandala ee gobolka Bari.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa u sheegay saraakiisha Amisom inay Puntland leedahay ciidanka qaran oo isaga filan dagaalka argigixisada lagula jir.

Sargaal u hadlay Amsiom ayaa sheegay sanadkaan inay dalka oo dhan ka xorayndoonaan kooxda Alshabaab iyo Daacish, wuxuuna Puntland ku ammaanay inay kaalin xoogan ka qaadanayso dagaalka argigixisada ee Soomaaliya.














Bosaso24.com

E-mail: bosaso24@bosaso24.com

PUNTLAND OO XUKUN DIL AH KU FULISAY DHALINYARO KA TIRSANAYD URURKA SHABAB...

08 Apr 2017

PUNTLAND OO XUKUN DIL AH KU FULISAY DHALINYARO KA TIRSANAYD URURKA SHABAB...

08 Apr 2017

SHIRWEYNAHA DOWLADA PUNTLAND OO LA DAAHFUREY..

08 Apr 2017

MADAXWEYNIHII HORE EE SOOMALIYA HASSAN SHIEKH OO DIGNIIN U JEEDIYEY DOWLADA MARAYKANKA ...

08 Apr 2017

DOORASHADA MAAMULKA GALMUDUG OO DIB LOO DHIGAY

08 Apr 2017

WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALIYA IYO WAFDII UU HOGAAMINAYO OO GAAREY CADAADO ...

07 Apr 2017

DOWLADA MARAYKANKA OO WEERAR KA GAYSTAY DALAKA SYRIA

07 Apr 2017

DUPLAMAASIYIIN IYO SHAQAALE DOWLADA KA TIRSAN OO KI XIRA JOMO KENYATA AIRPORT....

07 Apr 2017

[Video] Daawo Heshiiskii Taariikhiga Ahaa Ee Ay Kala Saxiixdeen DP-World Iyo Puntland

07 Apr 2017

AKHRISO QODOBADII KA SOO BAXAY SHIIRKII GOLAHA WASIIRADA PUNTLAND

06 Apr 2017