List

Ronaldo Oo Markii Afaraad Ku Guuleystay Banooniga Dahabka Ah Ee Loo Yaqaan Ballon D OR

12 Dec 2016 posted by [boosaaso ]

Cristiano Ronaldo waxa uu sanadkan ku guuleystey Koobka Naadiyada Yurub oo ay qaadey kooxdiisa Real Madrid, sidoo kale waxaa dalkiisu noqdey Horyaalka Qaaradda Yurub 2016 ciyaarihii dalka Faransiiska lagu qabtey. Taasi waxay waddada u baneysey in uu noqdo xiddiga kubadda cagta ee sanadkan 2016 ee ku guuleystey kubadda dahabka ah.

Waa markii afaraad ee xiddiga reer Burtiqiis una ciyaara naadiga Real Madrid uu noqdo ciyaaryahanka ugu wanaagsan dunidda 2008, 2013, 2014 iyo 2016.

Tan iyo sanadkii 2007 laba nin oo keliya ayaa midba mar noqonaayey xiddiga kubadda cagta waana Messi iyo Ronaldo, waxaana ugu danbeysey sanadkii 2007 markaas oo Kaka ku guuleystey.

Messi ayaa kaalinta labaad galay, ciyaaryahanka reer France Griezmannayaa kaalinta saddexaad ku guuleystey.

Bosaso24.com

E-mail: bosaso24@bosaso24.com

MADAWEYNAHA DOWLDA PUNTLAND OO DAAHFUREY FURASHADA XISBIYADA

25 Mar 2017

KOOXO LOOGA SHIKIYEY BURCAD BADEED OO DOONI KU AFDUUBTAY XEEBAHA KU AGDHOW DEGMADA ...

24 Mar 2017

SHIRKA WASIIRADA ARIMAHA DIBADA URUR GOBELDKA IGAD OO NAIROBI KA FURMAY

24 Mar 2017

MUDANAYAASHA BAARLAMAANKA SOOMALIYA EE KAMID NOQDAY XUKUUMADA CUSUB OO KULAN AAN CAADI AHAYN LA

24 Mar 2017

AFHAYEENKA DOWLADA PUNTLAND OO SHACA KA QAADEY IN HAWLGALO AMNI LAGA BILAABAYO CAASUMADA ...

24 Mar 2017

MADAXWEYNAHA DALKA KENYA IYO SOOMALIYA OO SHIR JAAARID WADA QABTAY ...

23 Mar 2017

KENYA IYO SOOMALIYA OO QODOBO MUHIIM AH NAIROBI KU KALA SAXIIXDAY

23 Mar 2017

QARAMADA MIDOOBAY OO KAHADASHEY IN AY WELI HELIN CODSIGII LACAGEED EE WAX LOOGA QABANLAHAA KALMA

23 Mar 2017

MADAXWEYNAHA DOWLADA PUNTLAND OO KA SOO DAGAY GAROWE

22 Mar 2017

Hawlgal laga sameeyey magalada galkio ee gobolka mudig laguna soo qabqabtay dad....

22 Mar 2017