List

Wasaarada Waxbarashada Dawlada Puntland Ayaa Dib U Dhigtay Imtixaanaadkii Dugsiyada Ee Magalada Gaalkacyo

13 Dec 2016 posted by [boosaaso ]

Dawladda Puntland, gaar ahaana Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dawladda Puntland guddoonkeeda gobalka Mudug ayaa ku dhawaaqday go’aamo ku saleysan Arrimaha waxbarashada ee gobalka mudug.

Guddoonka Waxbarashada ee gobalka Mudug ayaa sheegay in maadaama Gaalkacyo ay mudo ka badan 30 maalmood ku jirtay xaalad dagaal oo aysan Ardaydu waxbarashada aadin, ay qasab tahay in dib loo dhigo xiliga la qaadayo Imtixaanka Teeramka koowaad.

Gudoomiyaha Waxbarashada ayaa soo rogay amaro dhamaan saameyn ku yeelanaya goobaha Waxbarashada ee magaalada Gaalkacyo oo kaliya.


Bosaso24.com

E-mail: bosaso24@bosaso24.com

Xildhibaannada ka tirsan Maamulka Puntland oo mooshin ka wada Madaxweyne Abdiwali M. Gaas

28 Feb 2017

Madaxweyne Maamulka Puntland Abdiwali M.Gaas oo daah furay keydka shidaalka Diyaaradaha ee Bosas

28 Feb 2017

QARAX GOORDHAWEYD KA DHACAY MAGALLADA MUQDISHO

28 Feb 2017

Madaxweynaha.J.F. ee Soomaaliya oo Furay shir Caalami ah oo laga Hadlaayo xaaladda Abaaraha Soom

28 Feb 2017

Mas’uuliyiin ka socda maamulka Hirshabeelle iyokan Gobolka Banaadir oo gaaray Cadale

27 Feb 2017

Qaadkii ka soo degi jiray Muqdisho oo loo wareejiyay Gaalkacyo iyo Boosaaso

27 Feb 2017

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalbaday in Imaaraadku joojiyo saldhigga Berbera.

27 Feb 2017

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo gaaray Suuqa Bakaaraha

27 Feb 2017

Al-shabaab oo sheegaytay in Askar ka tirsan Dowladda ku toogteen Buq Aqable

27 Feb 2017

War deg deg ah-Xaalad kacsanan ah iyo rasaas hadda kadhacaysa qaybo kamid ah degmada..

27 Feb 2017