List

[Video] Madaxweynaha Dawlada Puntland Oo Waraysi Xiiso Leh Siiyay Tv STN

13 Dec 2016 posted by [boosaaso ]

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Wariyaha caanka ah ee Maxamed Yameni kana tirsan Tvga STN ee dalka Kenya, wareysigaas oo ahaa mid xasaasi ah ayaa Madaxweynaha waxaa la weydiiyey su’aalo kulul.

Arimaha laga wareystay Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa waxaa ka mid ahaa:

  1. Dib u dhaca doorashada madaxwaynaha.
  2. Wadamada la sheegayo in ay fara gelin ku hayaan doorashada.
  3. Waraaqdii kasoo baxday xafiiska gudoonka Baarlamaanka.
  4. Abaaraha.
  5. Gobolka Sool,Sanaag iyo Cayn.
  6. La dagaalanka Daacish iyo Alshabaab

Madaxweynaha ayaa wareysigiisa ku sheegay in Puntland ay tahay mid isku-tashneysa isla markaana beeniyey in ciidamo shisheeye ay gacan ka siiyeen dagaalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaaaladda Qandala, isaga oo hadalkiisa ku sii daray in Puntland aysan cidna ka helin taageero la xiriirta arimaha ciidamadda haba ugu yaraatee dharka ay xirtaan ciidamadda.

Arimaha uu aadka ugu hadlay sidoo kale waxaa ka mid ahaa arimaha la xiriira maal-gashi, isaga oo sheegay in maantay tahay wax laga xumaado in Soomaalida u dhintaan biyo la’aan.

Bosaso24.com

E-mail: bosaso24@bosaso24.com

Xildhibaannada ka tirsan Maamulka Puntland oo mooshin ka wada Madaxweyne Abdiwali M. Gaas

28 Feb 2017

Madaxweyne Maamulka Puntland Abdiwali M.Gaas oo daah furay keydka shidaalka Diyaaradaha ee Bosas

28 Feb 2017

QARAX GOORDHAWEYD KA DHACAY MAGALLADA MUQDISHO

28 Feb 2017

Madaxweynaha.J.F. ee Soomaaliya oo Furay shir Caalami ah oo laga Hadlaayo xaaladda Abaaraha Soom

28 Feb 2017

Mas’uuliyiin ka socda maamulka Hirshabeelle iyokan Gobolka Banaadir oo gaaray Cadale

27 Feb 2017

Qaadkii ka soo degi jiray Muqdisho oo loo wareejiyay Gaalkacyo iyo Boosaaso

27 Feb 2017

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalbaday in Imaaraadku joojiyo saldhigga Berbera.

27 Feb 2017

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo gaaray Suuqa Bakaaraha

27 Feb 2017

Al-shabaab oo sheegaytay in Askar ka tirsan Dowladda ku toogteen Buq Aqable

27 Feb 2017

War deg deg ah-Xaalad kacsanan ah iyo rasaas hadda kadhacaysa qaybo kamid ah degmada..

27 Feb 2017