List

[Video] Xildhibaanada Labada Aqal Ee Puntland Oo Sagootin Heer Sare Ah Garoowe Loogu Sameeyay

13 Dec 2016 posted by [boosaaso ]
Xarunta Hido Raac ee Caasimadda Puntland ee Garowe ayaa maanta waxaa lagu qabatay Kullan ballaaran oo lagu sagootinayey lagulana dardaarmayey Xildhibaanada Puntland ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dawlada Federaalka Somaliya.

Munaasabadan ayaa waxaa kasoo qayb galay  Raysul Wasaaraha DFS ahna Musharax madaxweynaha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke , isla markaana ah ka mid ah  Xildhibaanada maanta la sagootiyay ee  Puntland umatali doona Aqalka sare ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya, Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, iyo madaxweynihii Hore ee Puntland,mudane Cabdirixmaan Shiikh maxamed Faroole,sidoo kalena ka mid ah Xildhibaanada maanta lasagootiyay ee Puntland ku matali doona labada Aqal ee Baarlamaanka fadaraalka.

Bosaso24.com

E-mail: bosaso24@bosaso24.com

PUNTLAND OO XUKUN DIL AH KU FULISAY DHALINYARO KA TIRSANAYD URURKA SHABAB...

08 Apr 2017

PUNTLAND OO XUKUN DIL AH KU FULISAY DHALINYARO KA TIRSANAYD URURKA SHABAB...

08 Apr 2017

SHIRWEYNAHA DOWLADA PUNTLAND OO LA DAAHFUREY..

08 Apr 2017

MADAXWEYNIHII HORE EE SOOMALIYA HASSAN SHIEKH OO DIGNIIN U JEEDIYEY DOWLADA MARAYKANKA ...

08 Apr 2017

DOORASHADA MAAMULKA GALMUDUG OO DIB LOO DHIGAY

08 Apr 2017

WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALIYA IYO WAFDII UU HOGAAMINAYO OO GAAREY CADAADO ...

07 Apr 2017

DOWLADA MARAYKANKA OO WEERAR KA GAYSTAY DALAKA SYRIA

07 Apr 2017

DUPLAMAASIYIIN IYO SHAQAALE DOWLADA KA TIRSAN OO KI XIRA JOMO KENYATA AIRPORT....

07 Apr 2017

[Video] Daawo Heshiiskii Taariikhiga Ahaa Ee Ay Kala Saxiixdeen DP-World Iyo Puntland

07 Apr 2017

AKHRISO QODOBADII KA SOO BAXAY SHIIRKII GOLAHA WASIIRADA PUNTLAND

06 Apr 2017