List

[Video] Kismaayo Oo Boqolaal Dhalinyaro Ah Loo Qoray In Ay Ku Biiraan Ciidamada Poliska

27 Dec 2016 posted by [boosaaso ]

Waxaa magaalada Kismaayo ka furmay wajigii sadaxaad ee tababarka Booliska Jubaland.Horay waxaa tababar sadax bilood ah udhamaystay laba dufcadood oo 400 oo askari ka kooban hada waxaa socota qoristii iyo kala saaridii dhalinyaradii geli lahayd wajigii sadaxaad ee tababarka.

Tababarkan waxaa fuliya booliska AMISOM,waxaana dhaqaalaha ku baxa bixiyay hay’ada DFID ee UK.Magaalada Kismaayo waxaa loo qorsheeyay in loo tababaro 600 oo boolis ah.Labadii waji ee hore waxaa la tababaray 400 oo askari,wajiga sadaxaad ee hada furmay waxaa lagu tababari doonaa labadii boqol ee udambeysay.Hoos ka daawo muuqaalo iyo sawiro laga soo qaaday tababarkan.

31410810400_e7a6a044fd_z

31410818690_a5bcf9b2b3_z

31410819930_254662902f_z

31667090321_d56134215f_z

31667092961_a36b0c4f6f_z-1

31667095921_90d5608355_z

31783384465_74f2793ab0_z

31783384885_f6532fbaf7_z

Bosaso24.com

E-mail: bosaso24@bosaso24.com

Xildhibaannada ka tirsan Maamulka Puntland oo mooshin ka wada Madaxweyne Abdiwali M. Gaas

28 Feb 2017

Madaxweyne Maamulka Puntland Abdiwali M.Gaas oo daah furay keydka shidaalka Diyaaradaha ee Bosas

28 Feb 2017

QARAX GOORDHAWEYD KA DHACAY MAGALLADA MUQDISHO

28 Feb 2017

Madaxweynaha.J.F. ee Soomaaliya oo Furay shir Caalami ah oo laga Hadlaayo xaaladda Abaaraha Soom

28 Feb 2017

Mas’uuliyiin ka socda maamulka Hirshabeelle iyokan Gobolka Banaadir oo gaaray Cadale

27 Feb 2017

Qaadkii ka soo degi jiray Muqdisho oo loo wareejiyay Gaalkacyo iyo Boosaaso

27 Feb 2017

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalbaday in Imaaraadku joojiyo saldhigga Berbera.

27 Feb 2017

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo gaaray Suuqa Bakaaraha

27 Feb 2017

Al-shabaab oo sheegaytay in Askar ka tirsan Dowladda ku toogteen Buq Aqable

27 Feb 2017

War deg deg ah-Xaalad kacsanan ah iyo rasaas hadda kadhacaysa qaybo kamid ah degmada..

27 Feb 2017