List

IBRAHIMOVIC: “Aniga ayay doonayeen in ay howlgab ii diraan, laakin xulkooda oo dhan ayaan u diray”(Sawirro)

18 Nov 2015 posted by [userily ] Xulka Qaranka K/Kcagta Sweden ayaa u soo baxay tartanka Qaramada Yurub ee sanadka 2016 kaddib markii ay 2-2 (4-3) ku kala baxeen xulka Denmark oo ku haray natiijada barbardhaca.


2da gool ee uu ku soo baxay Xulka K/Cagta Sweden waxaa u dhaliyay xiddiga weerarka uga ciyaara xulka Sweden ee Zlatan Ibrahimovic.

Zlatan ayaa TV 5 Sweden u  sheegay in xulka Denmark  ay lahaayeen waxaa habboon in Zlatan uu K/cagta ka fariisto, laakin wuxuu sheegay in uu taas bedelkeeda uu Xulka Denmark oo dhan u diray howl-gabnimo u diray. “Waxay sheegayeen in ay haboon tahay in aan ciyaaraha gowlgab ka noqdo, laakin xulkooda oo dhan ayaan howlgab ka dhigay”ayuu yiri Zlatan Ibrahimovic.


Zlatan ayaa taageerayaasha Denmark gurigooda ku aamusiyay kaddib markii Kubbad uu soo laaday Kim Kallstrom daqiiqaddii 19aad uu shabaq u dib-mariyay gool-haye Kasper Schmeichel, iyadoo daqiiqaddii 76aad-na uu goolkii labaad u dhaliyay xulkiisa.

Xulka Denmark ayaa dadaal ay sammeeyeen waxay ku keensadeen labo gool, waxayna ciyaartii ka dhigeen barbardhac, walow ay dhalin waayeen goolashii guusha, waxaana sidaas ku soo baxay Xulka Sweden oo ku badiyay 2-2 (4-3).



Bosaso24.com

E-mail: bosaso24@bosaso24.com

Machadka Damu Jadid Ee HERITAGE Darasadiisa Bib U Curineysa Dagaalo Sokeeye Oo Ka Dhaca Gaalkacy

30 Dec 2016

[Video]Ciidamada Jubaland oo wali wada hawlgaladii la dagaalanka Alshabaab

28 Dec 2016

[Sawiro] Dekeda Boosaaso Oo Aad U Mashquulsan Maalmahan Iyadoo Ay Ka Soo Degayaan Qalab Iyo Raas

28 Dec 2016

[Video] Kismaayo Oo Boqolaal Dhalinyaro Ah Loo Qoray In Ay Ku Biiraan Ciidamada Poliska

27 Dec 2016

[Video] Cali Maxamed Geedi Oo Ku Soo Biiray Musharixiinta Xilka Madaxweyne Ee Soomaaliya 2016 -

18 Dec 2016

Shirkada Jubba Airways Ayaa Ka Bilowday Bosaso International Airport Duulimaad Isku Xira Bosaso

18 Dec 2016

Ra’isul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo U Dhoofay Imaraadka Carabta.

14 Dec 2016

[Video] Xildhibaanada Labada Aqal Ee Puntland Oo Sagootin Heer Sare Ah Garoowe Loogu Sameeyay

13 Dec 2016

[Video] Madaxweynaha Dawlada Puntland Oo Waraysi Xiiso Leh Siiyay Tv STN

13 Dec 2016

[Sawiro] Ciidamada Amaanka Oo Hawlgal Ay Sameeyeen Ku Soo Qabtay Maandooriye Iyo Ragii Watay

13 Dec 2016