List

Taariikhda Ciyaaryahanka Yahye Touree ee u dhashay wadanka Ivory Coast

22 Nov 2015 posted by [boosaaso ]

 Riyadii ciyaartooyga u dhashay Ivory Coast una ciyaara Manchester
City Yaya Toure ayaa rumoowday 2105 kadib markii u lix jeer oo hore
isku dayey inuu kor u qaado koobka Afrika.

Kadib markii ay 2006dii iy 2012dii lagu reebay rigorayaasha, ayaa kooxda oo
lagu naanayso maroodiyaashu ku guulaysteen gool ku laadkii u danbeyey horyaalka
Afrika iyadoo Toure uu door weyn ka ciyaaray.

Sideed jir ayuu ahaa markii dalkiisu ku guulaystay koobka Afrika sanadii 1982,
Kabtanka awooda badani waxaa u suurto gashay mar labaad inuu dalkiisa ku guulaysto koobka .

Waxay abaal gud u qalma mid kamida ciyaartiiga ugu laacibsan , iyo aqoonsi loo fidinayo jiil soo
ciyaaray .

laga soo bilaalbo 2006 waxaa la odhan jiray Ivory Coast waa tiimka ugu fiican ,lakiin hore umaan
haleelin koobka “ Touree ayaa sidaasi u sheegay BBC Sport Waxaanu intaa ku daray 2015ku waxa u
 yahay sannad cajiiba , aniga iyo walaalkay Kolo ayaa kor u qaadnay koobka 

Touree ayaa ciyaar cajiiba soo bandhigay ciyaartii Semi Finalka ee ay DR Koongo la ciyareen
taas oo aad looga helay .

Waxaa kale oo uu door weyn kasoo qaatay dhanka kooxdiisa Manchester City oo ahayd koox
 hogaaminaysa horyaalka dalka Ingiriiska .Waxaanu u ciyaaray sagaal ciyarood oo uu keenay sagaal
 guulood .

Waxaa kale oo uu door weyn kasoo qaatay dhanka kooxdiisa Manchester City oo ahayd koox
 hogaaminaysa horyaalka dalka Ingiriiska .Waxaanu u ciyaaray sagaal ciyarood oo uu keenay sagaal
 guulood .

Markii uu ka tagay kooxdiisa way u suurto gali weyday inay ku guulaystaan horyaalka Ingiriiska .

Rayiga khubarada.

Yahye Touree ayaa mar kale ah musharaxa uu ah inuu noqdo laacibka Afrika ee sanadka, taasi oo uu ku
guulaysatay 2013kii , waana markii todobaad ee loo magaacabo , waxaa lagu sheegaa inuu ka mid
yahay kuwa ugu fiican ciyaartoyga dhexda ka ciyaara ee jiilkiisa,waxaana la arkay qiimaha uu u leeyahay qaranka iyo kooxdiisaba .

Waa ciyaartooy culus oo muquunin kara kuwa kasoo horjeeda , Touree waa nin guulaysta waxaanu bishii.







Bosaso24.com

E-mail: bosaso24@bosaso24.com

Machadka Damu Jadid Ee HERITAGE Darasadiisa Bib U Curineysa Dagaalo Sokeeye Oo Ka Dhaca Gaalkacy

30 Dec 2016

[Video]Ciidamada Jubaland oo wali wada hawlgaladii la dagaalanka Alshabaab

28 Dec 2016

[Sawiro] Dekeda Boosaaso Oo Aad U Mashquulsan Maalmahan Iyadoo Ay Ka Soo Degayaan Qalab Iyo Raas

28 Dec 2016

[Video] Kismaayo Oo Boqolaal Dhalinyaro Ah Loo Qoray In Ay Ku Biiraan Ciidamada Poliska

27 Dec 2016

[Video] Cali Maxamed Geedi Oo Ku Soo Biiray Musharixiinta Xilka Madaxweyne Ee Soomaaliya 2016 -

18 Dec 2016

Shirkada Jubba Airways Ayaa Ka Bilowday Bosaso International Airport Duulimaad Isku Xira Bosaso

18 Dec 2016

Ra’isul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo U Dhoofay Imaraadka Carabta.

14 Dec 2016

[Video] Xildhibaanada Labada Aqal Ee Puntland Oo Sagootin Heer Sare Ah Garoowe Loogu Sameeyay

13 Dec 2016

[Video] Madaxweynaha Dawlada Puntland Oo Waraysi Xiiso Leh Siiyay Tv STN

13 Dec 2016

[Sawiro] Ciidamada Amaanka Oo Hawlgal Ay Sameeyeen Ku Soo Qabtay Maandooriye Iyo Ragii Watay

13 Dec 2016