List

QAABKEE LOO BURBURIYAY PUNTLAND YAASE LOO ADEEGSADAY.

23 Feb 2016 posted by [userily ]

Waxaan ka hadlayaa arimo kooban oo gudaha puntland ku saabsan,waxaana igu kalifay shacabka puntland wanaagooda iyo haadanta loo qoday ayaan ka adkaysan waayay.waligayba waxaan difaac u ahay puntland iyo jubaland in aan ka ilaaliyo cidkastoo dulmaysa,waxaa kaloon difaacaa xuquuda dhibane kasta oo soomaaliyeed gobolkuu doono ha u dhasho,hadafkayguna waa in cidkasta oo soomaaliyeed hesho xuquuqdeeda,shaqsi ahaan,beel ahaan,dagmo ahaan gobol ahaan iyo dawlad ahaanba.macnuhu waxaa weeye soomaali guud ahaan cadaalad ayaan urabaa,waana la dirirsanahay cidkastoo cadaalad daro wada.waxaana aad isaga ilaalinaya in aad xadgudub cidna kusameeyo ilaa waxaan sheego waa arin aan aad u hubsaday.

Taariikh ayaa qormaysa,puntland waxay ka mid tahay maamulada dalka burburkii kadib kacay oo dhismay.Illaah mahadii weeye,waxay kasoo martay kicitaankii iyo dhismaheedii dhibaatooyin farabadan oo dhiig badani ku daatay.hayeeshee waxay kufto oo kacdaba waxay noqotay mid hana qaaday oo istaagtay oo hanatay dagaankeedii guud ahaan.waxay noqotay meel soomaali oo dhami kusoo hirato oo lagu helay nabad amaan iyo kala danbayn ayadoo uugu horayn xooga la saaray amaanka.isku qaybid iyo isku filaasho dabadeed waxay puntland u gudubtay in ay soomaaliya u samayso dawlad taasoo hada ka jirta dalka soomaaliyeed ahna dawlad fadaraal ah.

Hawshaa baaxadaas leh iyo hormarkaa iskama imaan cid baa keentay mudan waajibna ay tahay in laxuso oo la sheego,waxaa goolkaas dhaliyay Alle ha u naxariistee Madaxwayne Abdullahi yusuf Axmed iyo ragiisii garbaha ka taagnaa habeen iyo maalinba daacadana u ahaa.puntalnd waxaa laysku dayay in halgankaa laga hor istaago oo dad puntland u dhashay ay hor istaagaan.waxay xiriir lasameysteen nabadiidkaasi cidkasta oo neceb puntland iyo jiritaankeeda ama ha ahaadeen sokeeye soomaali ah ama ha ahaadeen dawlado shisheeye. waxaa xusid mudan jees yaroo anaga uun naga mid ah oo nolasha iyo siyaasadaba khalad ka fahmay,iyo qolooyinkaa mugdisho laharay oo kaashanaya marwalba cadawga soomaaliyeed ee shisheeyaha ah ayaa geed gaaban iyo mid dheerba u fuulay inay hor istaagaan oo hagardaameeyaan halganii uu waday Madaxwayne Abdullahi yusuf.waxaa guulaystay halgankiisii oo anfacay puntland iyo mugdisho ama soomaaliyaba.

Waxaa yaableh in waxay shalay Mudane Abdullahi yusuf ku xasdayeen oo ay ka hortagnaayeen ee aykula dirirayeen,in aynu goob joog kanahay in jeeskii yaraana uu puntland madax uga dhigay iyo kursigii u fadhiyay!! kii mugdishana madaxtooyadii lodu ku xaraysnayd inta kabaxshay,dib u dhis ku sameeyay oo xafiis yadii boodhka ka jafay iyagiina ku  fariisiiyay kursigii oo sidaa hada xasan sheikh ku fadhiyo taasoo cimrigii uuna sina ku gaareen hadaan geesugu ubixin.Aad uugu fiirsada labadii isaga xasdaysay iyo halkuu gaarsiiyay bal aad u eega.waxa u ahaa wadani doqonta iyo nacabku hagardaamaynayeen.wuxuu noqday halgankiisii mid guulaysta.waligiinba soomaaliyeey ogaada nina waa wadani nina waa iibasanayaa diinta iyo dalka iyo dadkaba hadaba waa in marwalba lahelaa rag horjooga iimaan laawaha daciifka ah.wadan walba waa sidaa labaadaas ayaa lookala baxayaa marwalba.

Wuxuu yiri sidan

Gartaad maxamed nuuroow naqdee uunka wada gaartay

Gaashaamo yay noogu timid galab caroow tiin ee

Dayuurada guuxiyo gaariyaa siday ee.

Wuxuu yiri sidan

Gartaad maxamed nuuroow naqdee uunka wada gaartay

Gaashaamo yay noogu timid galab caroow tiin ee

Dayuurada guuxiyo gaariyaa siday ee

Bosaso24.com

E-mail: bosaso24@bosaso24.com

PUNTLAND OO XUKUN DIL AH KU FULISAY DHALINYARO KA TIRSANAYD URURKA SHABAB...

08 Apr 2017

SHIRWEYNAHA DOWLADA PUNTLAND OO LA DAAHFUREY..

08 Apr 2017

MADAXWEYNIHII HORE EE SOOMALIYA HASSAN SHIEKH OO DIGNIIN U JEEDIYEY DOWLADA MARAYKANKA ...

08 Apr 2017

DOORASHADA MAAMULKA GALMUDUG OO DIB LOO DHIGAY

08 Apr 2017

WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALIYA IYO WAFDII UU HOGAAMINAYO OO GAAREY CADAADO ...

07 Apr 2017

DOWLADA MARAYKANKA OO WEERAR KA GAYSTAY DALAKA SYRIA

07 Apr 2017

DUPLAMAASIYIIN IYO SHAQAALE DOWLADA KA TIRSAN OO KI XIRA JOMO KENYATA AIRPORT....

07 Apr 2017

[Video] Daawo Heshiiskii Taariikhiga Ahaa Ee Ay Kala Saxiixdeen DP-World Iyo Puntland

07 Apr 2017

AKHRISO QODOBADII KA SOO BAXAY SHIIRKII GOLAHA WASIIRADA PUNTLAND

06 Apr 2017