List

Baadidaba nin baa kula deydeya, daala kaabadan e Oon doonahayn in aad heshana, daa in abid kaaye Dadkuna moodi duul wada dhashoo,wa

12 Mar 2016 posted by [lonilya ]
Dhulka soomaaliyeed ee Jubaland waxaa ka hana qaaday dawlad dhisan oo kamid ah fadaraalka soomaaliyeed taasoo lagu magacaabo DAWLADA JUBALAND. dhulkan oo ah marka la qiimeeyo guud ahaan gobolada dalka kan uugu barwaaqada badan soomaaliya.Waxaana ilaahay kumanaystay dagaankaan noocyada kala duwan ee khayraadka. dhulkan waa mid leh wabiyo oo ku haboon beerashada noocyada dalagyada kala duwan.Waa dhul ku haboon dhaqashada nicmoolayda  sida geela,loda iyo arigaba.Waa dhul leh khayraadka kaluunka uugu badan soomaaliya badaheeda barta laga helo.Waa dhul leh saliida ama waxa looyaqaan dheemanka madoow iyo  gaas  xaga bada iyo xaga bariga labadaba waa laga helay. Waa deegaan quruxbadan oo leh jaziirado iyo meelo lagu raaxaysto xaga nolasha oo aad uugu haboon dalxiiska raaxada iyo tamashlayntaba.
Dagaanka sidaan ah ayaa burburkii dawladii dhexe kadib noqday furin dagaal iyo goob lagu hardamo oo beelaha soomaaliyeed ku hardamaan tanoo keentay in uu dagaanku noqdo meel faqri iyo dib u dhac looga kala cararay.Waxay dhaxal siisay hormar la aan dhan walba leh,xaga waxbarashada,nabad galyada,caafimaadka,ganaacsiga,intaba degaankanaa u hooseeyay xiligii burburkii iyo dawlad la antii soomaaliya.

hees wadani ah oo oranaysa “Towradan israacday miyay ka bukaan? hormarka angaaray miyay ka bukaan? hada waxaan leeyahay hormarka jubaland miyay kabukaan? hartigan xlaasha ah miyay ka bukaan? madaxdan is raacday miyay ka bukaan? isirka is raacsan miyay ka bukaan?Genaraalada jubaland miyay ka bukaan? Waxaa kaloon xasuustay markaan arkay puntland dabinka ay u qoolayso had iyo jeer jubaland oo daacad ah gabaygii walaalkay janadii fardawso illaahay haka waraabshee QAMAAN BULXAN.wuxuu yiri sidan.mar uu layabay xigto lana socota kana socota sida hada puntland iyo jubaland ka taagan oo aniguba hada aan ula yaabanahay sidii qamaan waagaa.

Bosaso24.com

E-mail: bosaso24@bosaso24.com

PUNTLAND OO XUKUN DIL AH KU FULISAY DHALINYARO KA TIRSANAYD URURKA SHABAB...

08 Apr 2017

SHIRWEYNAHA DOWLADA PUNTLAND OO LA DAAHFUREY..

08 Apr 2017

MADAXWEYNIHII HORE EE SOOMALIYA HASSAN SHIEKH OO DIGNIIN U JEEDIYEY DOWLADA MARAYKANKA ...

08 Apr 2017

DOORASHADA MAAMULKA GALMUDUG OO DIB LOO DHIGAY

08 Apr 2017

WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALIYA IYO WAFDII UU HOGAAMINAYO OO GAAREY CADAADO ...

07 Apr 2017

DOWLADA MARAYKANKA OO WEERAR KA GAYSTAY DALAKA SYRIA

07 Apr 2017

DUPLAMAASIYIIN IYO SHAQAALE DOWLADA KA TIRSAN OO KI XIRA JOMO KENYATA AIRPORT....

07 Apr 2017

[Video] Daawo Heshiiskii Taariikhiga Ahaa Ee Ay Kala Saxiixdeen DP-World Iyo Puntland

07 Apr 2017

AKHRISO QODOBADII KA SOO BAXAY SHIIRKII GOLAHA WASIIRADA PUNTLAND

06 Apr 2017